Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:
English inside out 5 Levels
1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada englishka
2) Beginner book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska luuqada englishka sida grammar bilow ah
3) Pre-intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha dhexe sida tenseska luuqada englishka iyo reading and writing .
4) Intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha sare ee luuqada englishka
5) Advance english oo ku baxayo english ku english oo lagu bari doonto haduu allah idmo advanced language.
Koorsoyinka kale waxaa ka mid ah
Computer Basic oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska computerka adigo lagu fahansiin doono qaab casri ah.
Multimedia sida photoshop, Video editing iyo wixi la mid ah.
Barashada luuqada somaliga
Barashada xisaabta
Barashada Computer programming
Barashada Accounting and finance.
iyo koorsoyin kale oo badan
Advertisement
Information
Updated | 2020-12-14 |
Rating | 0 ★ / 5 |
version | 1.0 |
Size | 2.81 MB |
OS Require | Android 4.1.x - Jelly Bean |
Packagename | com.waxkabaro.academy |
Author's Notes | Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka, Computerka iyo kuwo kale |
Description
show moreUpdated: 2020-12-24
What's new
New updated for waxkabaro academy
Advertisement
1.0 (1) | 2020-12-24 | SDK: 16 |
Similar

waxkabaro
Si Sahlan Ku Baro Cilmiga Computer Qaab Online ah oo Video Practical ah

ifiyaha Nolosha
ifiyaha nolosha waa app loogu talo galey dhamaan dadka ku hadlo afsoomaaliga,

Hir iyo Hiigsi
Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Murtida Abwaanka
Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Dhiiri Galin Maalinlaa
App maalinle kuu xasuusinaya kuguna dhiiri galinaya hadal qabadyo aad u macaan
More from developer

waxkabaro
Si Sahlan Ku Baro Cilmiga Computer Qaab Online ah oo Video Practical ah

waxkabaro
App-kaan Waxaad Ka Heli Kartaa Computer Training Courses. Sida Programming Courses, Networking Courses, Multimedia Courses iyo Wixii la mid ah...